| a. In laguula dhaqmay si naxariis daro ah sida dadka kale aan loola dhaqmin | | | | | |
| b. In laguula dhaqmay ixtiraam daro, oo aan dadka kale loola dhaqmin | | | | | |
| c. Inaad dareentay in lagu siiyay adeeg ka liita midka dadka kale la siiyo | | | | | |
| d. In shaqaalaha caafimaadku kula dhaqmeen sidii inay u malaynayaan inaadan lahayn caqli | | | | | |
| e. In shaqaalaha caafimaadku ay kula dhaqmeen sidii inay kaa baqayaan oo kale | | | | | |
| f. In shaqaalaha caafimaadku ay kula dhaqmeen sidii inay isu arkaan inay kaa fiican yihiin | | | | | |
| g. Inaad dareentay in shaqaalaha caafimaadku aysan dhegaysanayn waxa aad sheegayso | | | | | |